"ld dakhaakhul1."
Wadaag:
ld dakhaakhul2.
f.mg1
-cay, -cday
eeg laclac2.
m.dh
Lalmashada wax meel sare ka lalmadaan.
m.l
Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran.
ld laayac1.
/dh Qof aan go'aan lahayn.
Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin.
Wax aan la ilaalin.
Eeg layac1
U bogid wax loo bogo oo niyadda laga jeclaysto.
Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u
m.dh.u