Qeexid

"Isku l.: wax xil iska saari waayid."

Qeexid Xigta

Ku l.: wax ku raaxaysasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lad oo kali ah:
  • Inkasta oo Wasiirku haweenka uga digay xeelado qarsoon oo ururadu la damacsan yihiin, haddana waxaa fikrad si weyn u khilaafsan ta Wasiirka soo bandhigay Xildhiban Ismaaciil Mire oo ka tirsan ururka UDUB.
  • Waxaana muhiim ah inay maanka ku hayaan in Cadaalada la horkeenay oo uu xabsiga ku jiro dhagar qabihii dilay marxuum Abdi.