Qeexid
"Xoolo maalin walba biyo cabbid."
[-btay, -batay]
ladaab tay
ladaab atay
f.mg3"Xoolo maalin walba biyo cabbid."
Wadaag:
Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo.
L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Dhexdhexaadin iyo maslaxo laga dhex dhaliyo dad dagaashan.
m.dh
Wadaag:
Wax isku dubbaridasho.
Wax xeeladayn.
Wax ka warwareegid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Wax caafimaad qaba ahaansho.
Wax barwaaqaysan ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: