Qeexid
"Ka helid."
[-cay, -cday]
ladhac ay
ladhac day
f.mg1"Ka helid."
Wadaag:
Cayayaan jurmi yar oo midab guduudan leh oo kudkudaha u eg oo la arko marka roob da'o kaddib.
m.l
Wadaag:
Isku l.: wax xil iska saari waayid.
Ku l.: wax ku raaxaysasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Ka d.: wax si aad u jeclaysasho.
f.mg1
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Ka x.: wax rabiddooda dhumin; xiiso wax loo qa bay lumin.
f.mg1
Wadaag:
Wax caafimaad qaba ahaansho.
Wax barwaaqaysan ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: