Qeexid

"eeg ladan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ladnaan oo kali ah:
  • Mar waan xanaaqay oo cidlada ayaan jidhdiiday, marna waan farxay oo ladnaantiisa ayay ii muujisay.
  • Markan uu isagu xod-xodanayo iyana xanaaq bay ka dhan tahay oo waxay isleedahay qofkan yaa kaa reeba inta aan lagugu sawirin, waayo ladnaani dushiisa kama muuqato; lacagina jeebkiisa kuma jirto, haddii ay ku jirtana cashadiisa ma dheera.