Qeexid
"Eebbe, cid wax ladan ka dhigid."
Qeexid Xigta
Eebbe, cid maal badan siin.
[-neeyay, -naysay]
ladne eeyay
ladne aysay
f.g2"Eebbe, cid wax ladan ka dhigid."
Eebbe, cid maal badan siin.
Wadaag:
Isku l.: wax xil iska saari waayid.
Ku l.: wax ku raaxaysasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Qof caraysan maslixid.
(f.mg) Kala l.: laba qof ama ka badan oo dagaashan maslaxo dhex dhigid.
f.g
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax fayow ka dhigid.
Wax barwaaqaysan ka dhigid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wax mid ahaa wax kale ku darid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax caafimaad qaba ahaansho.
Wax barwaaqaysan ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: