"eeg ladqabee."
Wadaag:
ld ladqabayn.
m.l
eeg labee.
m.f.dh
Dhexdhexaadin iyo maslaxo laga dhex dhaliyo dad dagaashan.
m.dh
(f.g) Qof caraysan maslixid.
(f.mg) Kala l.: laba qof ama ka badan oo dagaashan maslaxo dhex dhigid.
f.g
-beeyay, -baysay
Eeg ladqabo: (2).
eeg lallabee.
eeg ladnee.
eeg laqbee.
eeg laballaabee.
Eeg ladabays
eeg kabee.
eeg aabee.
eeg tabee. ld tabays.
ld labayn.
eeg lafee.
eeg libee.
eeg habee. ld habays.