Qeexid
"Meel lafi ka jabtay burbur ka bixin."
Qeexid Kale
Arrin ka baaraandeggid.
Qeexid Xigta
Timir, hilib iwm lafo ka gurid.
[-ray, -rtay]
lafaggur2 ay
lafaggur2 tay
f.g1"Meel lafi ka jabtay burbur ka bixin."
Arrin ka baaraandeggid.
Timir, hilib iwm lafo ka gurid.
Wadaag:
Bixinta meel jabtay lafaha laga bixiyo.
Ka baaraandegga arrin iwm lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto.
Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof lafaha madaxa wax laga yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Hadal saamayn weyn leh oo sharafta iyo shaqsiyadda qofka dhaawaca.
m.dh
Wadaag:
Qori ama bir lafaha lagu jejebiyo.
L. ah: hadal sharafta iyo shaqsiyadda qofka wax u dhima.
m.l
Wadaag: