Qeexid
Qof lafaha madaxa wax laga yeelay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Qof lafaha madaxa wax laga yeelay ahaansho.
Fal / verb
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Wax afleh noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax af lehahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg lafaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) ld sifaysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld sifaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg lafee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld gufeysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax nadiif ah noqosho.
Qeexid Xigta: Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-samay, -santay; -smi) ld gufeysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Qof oofi hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax meel ku mudan oo aan dhaqdhaqaaqin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid Xigta: Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la soofeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld lafaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld liqsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld laysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg lafaysnaansho
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld nacaladeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Qeexid Xigta: Bur yar.
Qeexid Kale: Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]