Qeexid
"(-fo ..., m.l) (daaw.) Baaba'a sooha lafta oo keena in lafuhu khafiif noqdan oo ay jabi ogyihiin."
"(-fo ..., m.l) (daaw.) Baaba'a sooha lafta oo keena in lafuhu khafiif noqdan oo ay jabi ogyihiin."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Qori iwm duugnimo ama bahal galay awgeed xorshashid.
Miro daawo iwm faadid ama xorshoshid.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-olay, -oshay
Wadaag:
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Bur yar.
Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: