Qeexid
"Carjaw ku samaysanta xubinta taranka ee haweenka afkeeda sare marka la gudo ka dib."
Qeexid Xigta
Feex.
"Carjaw ku samaysanta xubinta taranka ee haweenka afkeeda sare marka la gudo ka dib."
Feex.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Af gaar ah oo loogahadlo degaan ka mid ah waddan, kana yaraduwan afkiisa rasmiga ahi; lahjad.
m.l
Wadaag:
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Bur yar.
Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m.dh
Wadaag: