Qeexid
"Qof la fil ah qof kale; asaag; eyni."
"Qof la fil ah qof kale; asaag; eyni."
Wadaag:
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Bur yar.
Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof wax lafaha madaxu jabanyihiin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(nax.) Qaabka codeed ee astaan afeeddu ay leedahay, yacni ereyga qaabkiisa.
m.l
Wadaag:
Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin.
Xog ogaal la'aan.
Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
m.l.kh
Wadaag:
(bot.) Midho jiidh leh oo ka yimaada hal ama dhowr kaarbal oo isku dhalaalay oo leh mid ka mid ah iniiyaha badan. Iniiyaha waxa ku daboolan qolof adag oo ah gudo midheedka midhaha. Tus.: qumbe.
m.dh
Wadaag: