Qeexid
"(-fo jeegooyin, m.l) (c.nafl.) Laf qaab weel godan leh ee ka mid ah qaybaha lafta madaxa oo sameysa qaarka dambe ee lafta madaxa iyo qaar ka mid ah salka lafta madaxa."
"(-fo jeegooyin, m.l) (c.nafl.) Laf qaab weel godan leh ee ka mid ah qaybaha lafta madaxa oo sameysa qaarka dambe ee lafta madaxa iyo qaar ka mid ah salka lafta madaxa."
Wadaag:
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Bur yar.
Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m.dh
Wadaag: