Qeexid
"(bot.) Midho jiidh leh oo ka yimaada hal ama dhowr kaarbal oo isku dhalaalay oo leh mid ka mid ah iniiyaha badan. Iniiyaha waxa ku daboolan qolof adag oo ah gudo midheedka midhaha. Tus.: qumbe."
"(bot.) Midho jiidh leh oo ka yimaada hal ama dhowr kaarbal oo isku dhalaalay oo leh mid ka mid ah iniiyaha badan. Iniiyaha waxa ku daboolan qolof adag oo ah gudo midheedka midhaha. Tus.: qumbe."
Wadaag:
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Bur yar.
Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof wax lafaha madaxu jabanyihiin noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Afargees xaglo quman oo labada dhinac ee iska soo horjeeda ay isla egyihiin.
Nooc gogosha ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.
m.dh
Wadaag:
Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan.
Saf.
Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.
m.l
Wadaag:
Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm).
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(nax.) Qaabka codeed ee astaan afeeddu ay leedahay, yacni ereyga qaabkiisa.
m.l
Wadaag: