Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Qof wax lafaha madaxu jabanyihiin noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Qof wax lafaha madaxu jabanyihiin noqosho."
Wadaag:
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Bur yar.
Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Qaabka codeed ee astaan afeeddu ay leedahay, yacni ereyga qaabkiisa.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Waxaafeysan noqosho (nafley badan).
f.mg1
Wadaag:
(bot.) Midho jiidh leh oo ka yimaada hal ama dhowr kaarbal oo isku dhalaalay oo leh mid ka mid ah iniiyaha badan. Iniiyaha waxa ku daboolan qolof adag oo ah gudo midheedka midhaha. Tus.: qumbe.
m.dh
Wadaag: