Qeexid

"L. ah: wax aan la huri karin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lagamamaarmaan oo kali ah:
  • Qurbo joognimadu waxay noqotay isha keliya ee qoysas badan oo Soomaaliya ku nool laga quudiyo, taas ayaana lagamamaarmaan ka dhigaysa in Soomaali badani ku sii nagaadaan qurbaha xataa haddii wadanku hagaago oo dawlad hanataa ka dhalato.