Qeexid

"/dh ld lahaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lahaansho oo kali ah:
  • Ma toosna, in wasiirkii la eryaaba ku sii jiro gurigii dawladda, oo sifo lahaansho u yaasho isticmaalkiisa.
  • Haddaba su’aasha kale ee meesha taallaa waxay tahay siyaasiyiinta SNM ma yaqiinsan doonaa in halgankii jabhadnimada ku salaysnaa dhamaaday, Soomaliyana maanta dhinac keliya u socoto: midinimo iyo wax-wada-lahaansho.