Qeexid

"Raad waxyeello leh, qarsoon oo uu reebo cudur iwm."

Qeexid Xigta

Ciil caro badan leh.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lahan oo kali ah:
  • Masku malahan wax lugo ah, wuxuuna ku socdaa boga ama xabadka, asagoo kolba dhinac u wareejinaya.
  • Sidaas darteed, waxa aanu cid kasta oo arrintani khuseyso ku adkeyneynaa in la dedejiyo gudo-galka hawlahan.