Qeexid

"(-ooyin, m.l) Aleel yaryar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lajo oo kali ah:
  • Waxaa lajoojiyay xalay dhamaanba wixii dhaq dhaqaaq ah wixii ka bilaabanayay 9-kii fiidnimo mana jirto wax dad ah oo xalay loo qabtay inay bandowga ku xadgudbeen.
  • Markii muda'lajoogaba waxa dhacda in dhulka oo sidii caadada u ahayd ku jira wareegiisii inuu soo dhexgalo dayax iyo qoraxda. markaa waxaa dhaca waxa loo yaqaan dayax madoobaad.