Qeexid
"(-byo, m.dh) (jool.) Ha badnaado hase yaraadee waa lakab gooni ah oo dhadhaabeed, oo ka mid ah rasooyinka dhulka oogadiisa."
"(-byo, m.dh) (jool.) Ha badnaado hase yaraadee waa lakab gooni ah oo dhadhaabeed, oo ka mid ah rasooyinka dhulka oogadiisa."
Wadaag:
In is-haysato oo fidsan oo isku qira ah; baal; dabool.
Ilig agtiisa ilig kale ka soo baxo.
m.l
Wadaag:
Wax isku qasid.
Wax jaah-wareerin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab, m.l) (jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
m.l
Wadaag:
Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo.
L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.
m.dh
Wadaag:
Wax fidsanaa duudduubid.
Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
lakab-bayga maskax-horaad m.l (-dyo, m.dh) (c.nafl.) Lakab ka kooban walax ramaadi ah kaas oo sameeya lakabka sare ee siribaramka lafdhabarley badan. Waxay aad ugu horumarsan tahay naasleyda. Waxay masu'uul ka tahay xukunka iyo isugeynta dhaqdhaqaaqa iraadiga ah iyo dareennada aragga, maqalka, taabashada iwm. Waxa kale oo ay ka kooban tahay xarumo ku shuqul leh xusuusta, luqadda, fekerka iyo garaadka.
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag: