Qeexid

"Laqanyo; yaqyaqsi."

Qeexid Kale

Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.

Qeexid Xigta

Qayladhaan gurmad degdeg ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: