Qeexid
"(daaw.) Gariir gacmaha dadku yeeshaan gabow ama jirro awgeed."
"(daaw.) Gariir gacmaha dadku yeeshaan gabow ama jirro awgeed."
Wadaag:
Wax dhacay dad uga digid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Laqanyo; yaqyaqsi.
Qayladhaan gurmad degdeg ah.
Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.
m.dh
Wadaag:
Ka l.: wax meel yaal wada xaraasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: