Qeexid
"Wax laallaada noqosho."
[-maday, -matay]
lalm aday
lalm atay
f.mg3"Wax laallaada noqosho."
Wadaag:
(daaw.) Gariir gacmaha dadku yeeshaan gabow ama jirro awgeed.
m.dh
Wadaag:
Laba maqaar lo'aad oo isku midab ah iyo maqaar saddexaad oo ka midab duwan oo inta si farsamaysan laysugu dhafo, laysku tolo oo mid laga dhigo.
m.dh
Wadaag:
Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay.
m.dh
Wadaag:
Soo saaridda nafley dheddig minkeeda ka soo saarto ilmo. ld dhalid.
m.dh
Wadaag: