Qeexid
"Rag iyo dumar inta aan meher isu qaban."
"Rag iyo dumar inta aan meher isu qaban."
Wadaag:
(-nno, m.dh) L. ah: nafley, nafleyda kale si naxariisdarro ah u waxyeeleysa.
m.l.kh
Wadaag:
G. ah: laba qof oo guurkooda is cuntamo; kuf. ld geyaan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax aan la'aantoodu la ahaan karin, aan la huri karin.
m.l.kh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Dhul ballaaran oo aan dhir iyo biyo midna lahayn, dad iyo duunyana ku dhaqmi karin.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (juqr.) Dhul aan deegaani ka bixin oo roobka iyo qoyaanka kaleba ku yaryihiin oo aan qoyaanku si fiican u kaalmayn deegaanta lamaddegaan aan haba yaraatee deegaani ka bixin, ma aha caadi. Waxaa laga yaabaa in lamaddegaanku yahay mid uu caws aad u liitaa ka baxo ama dhir aad u liidataa. Waxaa jira lamaddegaanno dhawr nooc ah sida: lamaddegaan dhadhaabeed, lamaddegaan dhagaxeed, iyo lamaddegaan bacaadeed. Lamaddegaannada waxaa loo qaybiyaa labo nooc: lamaddegaannada kulaalayda iyo kuwa loolalka dhexe. Kawa kulaaleyda waxaa ugu caacsan tan Sahaara iyo tan Areebiya. Kuwe loolka dhexena waxaa ugu caansan midda Goobi iyo midda Turkistan.
m.l
Wadaag: