Qeexid
"Wax lambar loo yeelay ahaansho."
[-naa, -nayd]
lambarsan aa
lambarsan ayd
f.mg4"Wax lambar loo yeelay ahaansho."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Mid ka mid ah ah tiro taxane ah oo wax leeyihiin.
m.l
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof ooyaaya wax wejigiisa tiiraanyo ka muuqata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Lixda bilood ee dayrta iyo diraacda oo dayaxu uusan dirirka la fariisaneyn (Baladambarsame). ld damba same.
m.l
Wadaag: