Qeexid
"ld dammiinasho."
"ld dammiinasho."
Wadaag:
(nax.) Erey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yeeshana micno cusub. Tus. “dhul + bare -> dhulbare”.
m.l
Wadaag:
Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku l.: wax, wax kale ku xoojin, ku labayn, raacsiin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan.
Labo weligood wada socda.
m.l
Wadaag:
(baay.) Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.
m.l
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar elektaroon, wadaag ah oo isku haya laba atam kaas oo ka kooban laba lammaane elektaroon oo hal lammaane u dhigmo dabar keliya (lammaanaha sigma) kan kalena samaynaayo dabar dheeraad ah (dabarka bay, ).
m.l
Wadaag:
(-nayaal ..., m.l/dh) (xis.) Lammaane kutirsaneyaal ah sida (x,y) oo kala horreysiintoodu ay micne weyn ku fadhido. Tusaale ahaan, lammaanaha horsan (2,3) lama mid aha lammaanaha horsan (3,2), marka lagu muujiyo dhidabbada kaartis.
m.l
Wadaag:
Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda.
Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan.
Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
m.l
Wadaag: