Qeexid
"ld dammiino."
[-ntay, -natay]
lammaan tay
lammaan atay
f.g3"ld dammiino."
Wadaag:
(baay.) Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.
m.l
Wadaag:
Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku l.: wax, wax kale ku xoojin, ku labayn, raacsiin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(nax.) Erey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yeeshana micno cusub. Tus. “dhul + bare -> dhulbare”.
m.l
Wadaag:
Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan.
Labo weligood wada socda.
m.l
Wadaag:
Wax cid loo dhiibto si ay uxafiddo.
Kalsooni cid lagu qabo;aamminaad.
m.dh
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar elektaroon, wadaag ah oo isku haya laba atam kaas oo ka kooban laba lammaane elektaroon oo hal lammaane u dhigmo dabar keliya (lammaanaha sigma) kan kalena samaynaayo dabar dheeraad ah (dabarka bay, ).
m.l
Wadaag:
(-nayaal ..., m.l/dh) (xis.) Lammaane kutirsaneyaal ah sida (x,y) oo kala horreysiintoodu ay micne weyn ku fadhido. Tusaale ahaan, lammaanaha horsan (2,3) lama mid aha lammaanaha horsan (3,2), marka lagu muujiyo dhidabbada kaartis.
m.l
Wadaag:
Laba maqaar lo'aad oo isku midab ah iyo maqaar saddexaad oo ka midab duwan oo inta si farsamaysan laysugu dhafo, laysku tolo oo mid laga dhigo.
m.dh
Wadaag:
Urur dawladaha dimoqraadiga ahi leeyihiin xubnahiisana dadka ay soo doortaan, oo goo'aannada iyo sharciyada ansixiya.
Xarunta ay xubanaha baarlammaanka ku kulmaan. ld baarlamaan, baarlammaan, barlamaan.
m.l
Wadaag: