Qeexid
"Cid laqanyo dareensiin."
[-yeeyay, -yaysay]
laqanye eeyay
laqanye aysay
f.g2"Cid laqanyo dareensiin."
Wadaag:
(daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo.
m.dh
Wadaag:
Nin dhalinyaro ah oo qas badan.
Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah.
Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.
m.l
Wadaag:
Nin dhalinyaro ah oo qas badan noqosho.
Da' yaraan ku dhimasho.
f.mg1
Wadaag:
Kutub wax ku qoran fasirid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Harag caano ku jilcin.
Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: