Qeexid
Kutub wax ku qoran fasirid.
[-beeyay, -baysay]
f.g2Kutub wax ku qoran fasirid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: /dh Fasiridda wax kutub ku qoran la fasiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Wax mid ahaa wax kale ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld liq.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld laqbayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg laqbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: (f.g) Qof caraysan maslixid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Kala l.: laba qof ama ka badan oo dagaashan maslaxo dhex dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Wax dhacay dad uga digid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Cid laqanyo dareensiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laqbays
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Laba arrin oo gudboon kala dooran waayid
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -faysay
Qeexid: Lafta madaxa jebin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld liqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: U l.: qof wax la barayo u meerin.
Qeexid Xigta: U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Nin dhalinyaro ah oo qas badan noqosho.
Qeexid Xigta: Da' yaraan ku dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Qof da' yaraan ku dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Oraah diinta gef ku ah oo bareer loo yiraahdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Hadal diinta gef ku ah ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid guul siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laq
m.l
Qeexid: Rabsho badan (qof dhallinyar).
Qeexid Xigta: Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]