Qeexid
"Qiyaano; dhagar."
"Qiyaano; dhagar."
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Dhexdhexaadin iyo maslaxo laga dhex dhaliyo dad dagaashan.
m.dh
Wadaag:
Xoolo maalin walba biyo cabbid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax isku dubbaridasho.
Wax xeeladayn.
Wax ka warwareegid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag: