Qeexid

"(bot.) Geed faalala oo leh laamo iyo caleemo jilicsan oo xooluhu daaqaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: