Qeexid
"Rabsho badan (qof dhallinyar)."
Qeexid Xigta
Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.
"Rabsho badan (qof dhallinyar)."
Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.
Wadaag:
Qof da' yaraan ku dhimasho.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
U l.: qof wax la barayo u meerin.
U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Tirada kowda iyo saddexda u dhexeysa; “2”.
Labadaba.
m.dh.t
Wadaag: