Qeexid
"Xusuus xun."
Qeexid Xigta
Laqanyo.
"Xusuus xun."
Laqanyo.
Wadaag:
Wax, wax kale ku kordhin.
Wax, wax kale ku qurxin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax, wax kale lagu laray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo isku xira tunka iyo dabagibinta.
Wax kasta qaybta ugu muhimsan.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.
m.l
Wadaag: