Qeexid

"Dhadhanka wax faaday."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lasow oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Sh/dhexe Macalin Daahir Cadow Calasow ayaa warbaahinta u sheegay in bandowgan uu yahay mid ay iyagu go'aan ku gaareen si ay u xaqiijiyaan amaanka degmada Jowhar iyo deegaanada ku dhowdhow.
  • Dahir Caddow Calasow oo ku heyb ah Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku adkeystay inuu wali yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana uu ku gacan seyray Maamulkii dhowaan uu Madaxweynaha u magacaabay Gobolkaas.