Qeexid
"Bir iwm alxamid."
[-day, -dday]
laxaamad2 ay
laxaamad2 day
f.g1"Bir iwm alxamid."
Wadaag:
Macdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la dhalaaliyo wax lagu alxamo.
m.dh
Wadaag:
Wax la alxamay ahaansho (bir iwm).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Kaar iyo xanuun, meel gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah dareemo.
m.l
Wadaag:
Lulmo darteed in yar indho isku qabasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (dhaq.) Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo marka bangi ama cid kale laga qaadanayo dayn. Haddii deynqaatuhu bixin waayo lacagta uu qaatay amaah-bixiyaha waxaa, si sharci ahaan lagu wareejinayaa rahaamadda.
m.dh
Wadaag: