Qeexid
"Urur xiddigo ah oo tiradoodu lix ka kooban tahay."
"Urur xiddigo ah oo tiradoodu lix ka kooban tahay."
Wadaag:
Neef ido ah oo curtay.
Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.
m.dh
Wadaag:
Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero.
m.dh.u
Wadaag:
Kaar iyo xanuun, meel gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah dareemo.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Xasharaad yaryar oo leh baalal iyo midab madow xigeyn ah, dhexdana u dhuuban oo qaniinyo kulul leh; xoon.
m.l.u
Wadaag:
Galgaal, cadaad (xiddigo).
Dheddig (xayawaan ama dad) oo dhalmo darro darteed la cayilay.
m.l
Wadaag: