Qeexid
"ld laylyan."
[-snaa, -snayd]
laylisan naa
laylisan nayd
f.mg4"ld laylyan."
Wadaag:
Rati aan weli rar baran.
Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.
m.l
Wadaag:
Qof dhar qurxoon xirtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.
m.dh
Wadaag:
Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho.
Mindi wax af loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho.
Mindi wax af loo yeelay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dhar jilicsan, qafiif ah, jirku ka muuqdo oo aan ka samaysnayn cudbi, iyo xariir midna.
m.l
Wadaag: