Qeexid
"eeg lay."
"eeg lay."
Wadaag:
Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan.
Saf.
Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.
m.l
Wadaag:
Nooc; jaad.
Si, hab, qaab.
Keyn, dhul jiq ah oo dhir badan. ld caynad.
m.dh
Wadaag:
Timo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.
m.dh
Wadaag:
Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m.dh
Wadaag:
Afargees xaglo quman oo labada dhinac ee iska soo horjeeda ay isla egyihiin.
Nooc gogosha ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.
m.dh
Wadaag:
Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm).
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-ymo, m.l) (juqr.) Eray lagu magacaabo dhul aan beernayn oo ay ka baxaan hoosbaxayaal isku cufan; mararka gaarkood waxaa loo adeegsadaa, iyadoo waxa la isku qanciyaa yaryihiin , inay yihiin kaymaha mansuunta nooc ahaantooda.
m.dh
Wadaag:
Rati aan weli rar baran.
Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.
m.l
Wadaag: