"eeg layri."
Wadaag:
Wax dabayl u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.
m.dh
Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm).
f.mg3
-rtay, -ratay
ld layrasho.
m.l
Neecaw isu dhigid.
-saday, -satay
ld sayrid.
ld layliyid.
eeg bayri.
m.f.dh
eeg dayri. ld dayris, dayro (2).
Wax baabi'in.
Wax dhammayn.
-aayay, -aysay
ld layrsasho.
Eeg layrad
eeg masayri. ld masayrsiin.
Eeg laylin
eeg lambari.
eeg layro.
Eeg layrsad
eeg layrso.
bacrin-la'an m.dh (daaw.) Awood la'aan in naagtu uur qaaddo ama ninku wax rimin kari waayo.
Wax dhammaysasho.
f.g3
-stay, -satay