Qeexid
"Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm)."
[-rtay, -ratay]
layr tay
layr atay
f.mg3"Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm)."
Wadaag:
Afargees xaglo quman oo labada dhinac ee iska soo horjeeda ay isla egyihiin.
Nooc gogosha ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.
m.dh
Wadaag:
Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan.
Saf.
Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.
m.l
Wadaag:
D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey.
ld dayrin.
m.dh
Wadaag: