Qeexid

"L. ah: nin dhibaato iyo waxyeello badan leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laystaan oo kali ah:
  • Brazil waxay soo dirtay kooxda ciyaartoyda 23-jirka ka hooseeya ah oo uu tababare u yahay Ricardo Gomes oo sheegay in aanay ujeedadoodu ahayn in ay ku guulaystaan koobka.
  • Iyada oo marwo Siraad aad u majeeratay barnaamijka xisbigeeda KULMIYE, isla markaana tilmaamo ka bixisay waxyaalaha uu xisbigeedu qaban doono haddii uu talada ku guulaystaan.