Qeexid
"Eeg dhiinbax2"
"Eeg dhiinbax2"
Wadaag:
Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (daaw.) Dhiig badan ka yimaada xidid go'ay gudaha ama xagga sare ee jirka.
m.l
Wadaag:
Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm
Midab aad u guduudan.
m.l
Wadaag:
(-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f.mg1
Wadaag:
Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m.dh
Wadaag:
Dhacaan yar, miro iwm ka tuuqsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Waxyaalaha miraha laga dhiimiyo.
Dhiin laga miiro caw baarta oo la cabbo; shalabow.
m.dh
Wadaag: