Qeexid
"Eeg laalacshoon1"
"Eeg laalacshoon1"
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Ciyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsado iska soo laalaadin.
f.mg1
Wadaag:
Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan).
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho.
f.mg1
Wadaag: