Qeexid
"Eeg lababoglee"
"Eeg lababoglee"
Wadaag:
Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Hadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.
m.l
Wadaag:
Xabaal labadulle ah qodid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Labada daan isku mar wax ku calalin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Hadallo isburinaya sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Laba guri ka wada cuntayn (qof).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: