"Eeg labaddiblayn"
Wadaag:
eeg labaddiblee.
m.f.dh
Xiridda gacmaha qof gadaal loo xiro; garbadduub.
m.l
eeg labadablee.
ld labaddilee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Eeg labakaclayn
Eeg labacanlayn
Eeg labad
Wax labadible loo xiray ama loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Eeg labaddibleysnaansho
eeg labaddibleysan.
Eeg laba
eeg labee.
Eeg laablaabad
Qof gacmihiisa gadaal u xirid ama u qabasho.
eeg labacanlee.
eeg labacodlee.
eeg labakaclee.
/dh ld labaddibleysnaan.