Qeexid
Eeg laballaabays
Eeg laballaabays
m.l
Qeexid: ld laballaabayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laballaabow1
Qeexid: Eeg laballaabid
Qeexid: Eeg labays
m.f.dh
Qeexid: eeg laballaabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: L. ah: tiro lagu daray tiro la eg.
Qeexid Xigta: Wax lagu xoojiyay wax la mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Tiro, tiro la eg ku darid.
Qeexid Xigta: Wax, wax la mid ah ku xoojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labalaab1
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la labanlaabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Wax la labanlaabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg lallabaysad
Qeexid: Eeg laballaabootis
Qeexid: Eeg laballaaboobid
m.f.dh
Qeexid: eeg laballaab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laallaaban2
Qeexid: Eeg laallaaban1
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laballaabnaansho