Qeexid
"Eeg laballaabow1"
"Eeg laballaabow1"
Wadaag:
Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayid.
f.mg1
Wadaag:
Tiro, tiro la eg ku darid.
Wax, wax la mid ah ku xoojin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
L. ah: tiro lagu daray tiro la eg.
Wax lagu xoojiyay wax la mid ah.
m.l
Wadaag:
Laballaabee.
Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax la labanlaabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la labanlaabay noqosho.
f.mg1
Wadaag: