Qeexid
Eeg labo
Eeg labo
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax qasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.t
Qeexid: Tirada kowda iyo saddexda u dhexeysa; “2”.
Qeexid Xigta: Labadaba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laba
Qeexid: Eeg laba
Qeexid: Eeg laba
Qeexid: Eeg laqdabo
Qeexid: Eeg ladqabo: (2).
Qeexid: Eeg laallaabo
m.dh
Qeexid: Laqanyo; yaqyaqsi.
Qeexid Xigta: Qayladhaan gurmad degdeg ah.
Qeexid Kale: Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg la
Qeexid: Eeg labad
Qeexid: Eeg labosaab
Qeexid: Eeg labbalabbo
m.dh.fk
Qeexid: Wax laballabo isugu lammaan.
Qeexid Xigta: Laba arrimood oo gudboon oo la kala dooran waayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Tirooyin badan oo middiiba labo ka koobantahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labays
Qeexid: Eeg labeeb1
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg lag: (4).