Qeexid
"Eeg lafaggurid"
"Eeg lafaggurid"
Wadaag:
Bixinta meel jabtay lafaha laga bixiyo.
Ka baaraandegga arrin iwm lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Meel lafi ka jabtay burbur ka bixin.
Timir, hilib iwm lafo ka gurid.
Arrin ka baaraandeggid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Carjaw ku samaysanta xubinta taranka ee haweenka afkeeda sare marka la gudo ka dib.
Feex.
m.dh
Wadaag: