Qeexid
Eeg lambaree
Eeg lambaree
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: ld lambari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg lambarayn
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Mid ka mid ah ah tiro taxane ah oo wax leeyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax lambar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg lambari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld lambarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: ld lambari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld lambarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg nambar
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax lambar loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg lambarsanaansho
Qeexid: Eeg la
m.f.dh
Qeexid: eeg lambarsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg nambarsan
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Daal, harraad iyo gaajo badan la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cambaar u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jambareero.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laa
Qeexid: Eeg lag: (4).
Qeexid: Eeg laq